telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Daawp:- Agaasimaha Bank Dhexe Ee Somaliland Oo Baaq u Diray Sariflayaasha

Hargeisa(Gaaroodi-News) Agaasimaha Bank dhexe ee somaliland axmed xasan carwo ayaa sheegay in ay wadaan qorshayaal la xidhiidha sidii ay hoos ugu dhigi lahaayeen sixir bararka sidoo kalana kor ugu qaadi lahaayeen shilinka somaliland

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom