telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Hanti-dhawrka Somaliland Oo Beeniyey Inay Jirto Lacag Dayna Oo Laga Dhaxlay Dawladii Madaxweyne Siilaanyo

Hargeisa(Gaaroodi-News) Hanti-Dhawraha Somaliland Oo Maanta Hor Tegay Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Beeniyey Inay Jirto Lacag Dayna Oo Ay Ka Tagtay Dawladii Hore Ee Uu Gadh-wadeenka Ka Ahaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo,

Dayntan Lagu Eedeeyey Xukuumadii Hore Ayaa Wakhtigan U Muuqata Lacag La Doonaayo In La Musuq-maasuqo Isla Markaana Loosii Qiil Dayayaayo,Balse Hada Waxay Yeelatay Waji Kale Oo Fashil Ku Dhow,
Hadaba Waxaa Is weydiin Leh Hadii Lacagtani Beenawdo Shacabka Somaliland Waxay Ka Filan Karaan Dawlada Madaxweyne Biixi Ee La Sheegay Inay Wado Qorshe Ay Ku Lunsato Lacagtan

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom