telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Dalku Dibu Habeyn Ayu U Baahan Yahay Dhanka Garsoorka Iyo Cadaalada Ah……..” Jamaal Cali Xuseen

Hargeisa(Gaaroodi-News) Siyaasi jamaal cali xuseen ayaa ka hadlay in garsoorka dalka maanta uu u baahan yahay dibu habayn ka dib markii uu ka soo baxay dacwad guud oo ku socotay wargeeska foore oo saaka lagu xukumay hal sano oo xadhig ah iyo seddex milayn oo ganaax ah

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom