telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Somaliland Oo Kaalin Hore Ka Gashay Dalalka Ugu Wacan Xoriyada + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GaaroodiNews):- War Bixin  Caalami ah  ayaa waxaa lagu sheegay in Somaliland ay dhinaca xoriyada ay kaga fiican tahay dalalka Jabuuti , Itoobiya Iyo Erteria , waxaana Somaliland dhinaca xoriyada kaga horeysa oo  kaliya dalalka Geeska Afirca dalka Kenya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom