telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

DegDeg:- Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xubno Xilal Wasiiro Ka Soo Qabtay Xukuumadii Axmed Siilaanyo

Hargeisa(Gaaroodi-News) Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaa gudaha somaliland maxamed muuse diiriye oo ka hadlay xubno xilal kaso qabtay xukuumadii madaxwayne siilanyo oo dhawaan ka degay magaalada muqdisho  isago sheegay  inay yihiin shaqsiyaad shaqo isago tegay qaranka ay denbi ka galeen madaama oo ay xilal sare kaso qabteen xukuumadii hore ee somaliland ,dhawaana la arki doono iyago madaxwaynaha cafis waydiisanaya .

Wasiirka ayaa sido kale ka hadlay dhalinyarada ay ciidamada boolisku ku xidheen magaalada boorama ee gobalka awdal isago sheegay wasiirku inay cid kasta oo qaranka danbi ka gasha la xidhi doono lana horgayn doono sharciga iyo maxkamada.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom