telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Boqorka Beelaha Gabooye Oo U Mahad Celiyay Madaxweyne Dawlada Federalka Somalia + Sababta

Hargeisa(Gaaroodi-News) Boqorka Beelaha Gabooye Boqor Axmed Iiman Warsame oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu madaxweyne Farmaajo uga mahad celiyey Kaalintii uu ka qaatey sidii dhakhar loogu diri lahaa Abwaan Baarleex oo dhawaan geeriyoodey

 

 

 

 

 

 

 

 

halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom