GAAROODI NEWS NETWORK

DegDeg:- Boqor Raabi Oo U Gurmaday Qoyskii Gantaalada Ku Dhacay + Moognaanta Xukuumada

Hargeisa(Gaaroodi-News) boqor raabi yusuf cabdilaahi oo u gurmaday qoyskii ay gantaaladu ku dhaceen ee deegaanka sallaxlay diyaaradahaas oo aaan haybtooda la garanayn

Xanuuno ay ka qaadeen Walxihii iyo gantaalihii ay rideen diyaaraduhu oo ilaaa haaatan la taaag daran yihiin dadkii deegaanku

Xukumada iyo wasaarada arimaha gudaha oo ilaaa haatan wax wara kamay soo saarin dhacdaaas isla markaana dhagaha ka furaystay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM