GAAROODI NEWS NETWORK

Maayarka Degmada Salaxley Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Xoghayihii Hore Iyo Xoghayaha Cusub Ee Fulinta Dawlada Hoose Ee Salaxley + Muuqaal

Salaxley  (Gaaroodinews) Maayarka Degmada Salaxley Md Ismaaciil Yousuf Xuseen Shiine Ayaa Xilkii Ukala Wareejiyay Xoghayihii Hore Ee Degmada Sallaxley Md Ibraahim Cabdi ahmed  Iyo Xoghayaha Cusub Ee  Dawlada Hoose Ee Salaxley Md Maxamuud Maxamed Yousuf

Munaasibada Xilwareejinta Oo kaqabsoontay Hoolka Shirarka Dawlada Hoose Ee Salaxley Ayaa Waxaa kasoo Qaybgalay Maayarka Degmada Salaxley Md Ismaaciil Yousuf Xuseen Shiine Xildhibaanada Golaha Deegaanka Salaxley Iyo Marti Sharaf kale

Daawo Muuqaalka Warkaas: –

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM