GAAROODI NEWS NETWORK

Fanaanka Reer Jabuutiga ee Cawaale oo Showgii Ka Dhicilahaa Caawa Magaalda Hargaysa oon Cidiba Ka Soo Xaafirin.

Fanaanka Reer Jabuutiga ee Cawaale oo Showgii Ka Dhicilahaa Caawa Magaalda Hargaysa oon Cidiba Ka Soo Xaafirin.

Fanaanka oo ka soo dagay magaalada Hargaysa laguna soo dhaweeyay mar ahaantaasina qaabishay madaxtooyada Somaliland ayaa shacabka reer Hargaysa aanay gabi ahaan ka soo xaadirin show uu ku qaban lahaa Crown Hotel oo ku yaala magaalada Hargaysa, fanaanka ayaa waxaa loo aanaynayaa sababta loogu soo gali waayay isagoo mudo todobaadyo ka hor bartiisa Facebook ku soo qoray aflagaadooyin ku Saabsan Somaliland taasi oo keentay inay dad badan oo reer Somaliland ka cadhaysiiso kalifatayna in aan showgiisii cidi ka soo xaadirin.

Gabagabadii fanaanka Cawaale ayaa waxaa la sheegayaa inuu isku haylayn badan ka qabo qoyska madaxtooyada gaar ahaan wiil uu dhalay madaxwayne Biixi.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM