GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg : Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Heshiis Ka Soo Saarey Arimaha Doorashooyinka

Hargeisa (Gaaroodinews) Warsaxaafadeed Ay Siwadajir ah Usoo Saareen Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Ayaa Waxaa Lagu Sheegay Inay Heshiis Kagaadheen Arimaha Doorashooyinka Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Uu Khilaafka Taagnaa Qabsoomida Doorashooyinka Somaliland

Akhriso Warsaxaafadeedka:-

 

No photo description available.
Image may contain: text

 

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodinews.com

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM