GAAROODI NEWS NETWORK

Somaliland Oo War Cusub Ka Soo Saartey Shidaal Keenistii Ay Hore Ugu Dhawaaqdey + [ Muuqaal ]

Hargeisa (Gaaroodinews):- Somaliland ayaa waxaa ay war cusub ka sheegtay shidaal keenistii ay hore ugu dhawaaqdey in ay dalka iyadu keenayso

Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera oo wareysi siiyey BBC Somali ayaa sheegay In shirkadaha shidaalka keena ay sidoodii hore u keeni doonan balse ay dawladuna mid gaar ah keesan doonto oo ay tartan gali doonan shidaalka shirkadaha gaarka ahi keenan iyo shidaalka ay dawladu keento

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM