GAAROODI NEWS NETWORK

“Xukuumadu Waxay Kutumatay Sharcigii Dalka Uyaalay” Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Maxamuud (Ramaax)

Hargeisa (Gaaroodinews) “Xukuumadu Waxay Kutumatay Sharcigii Dalka Uyaalay” Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) Ayaa Sheegay In Xisbigoodu Canbaaraynaayo Xadhiga Ay Xukuumadu kula Kacday Xildhibaano Kasoo Jeeda Gobolka Awdal

Daawo Muuqaalka Warkaas: –

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM