GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirkii Hore Wasaarada Xanaanada Xoolaha Cabdilaahi Cukuse Oo Hadhimo Sharafeed ku Maamuusay Salaadiin, Cuqaal Wasiiro, Agaasimayaal, Xildhibaano, Aqoonyahano

Wasiirkii Hore Wasaarada Xanaanada Xoolaha Cabdilaahi Cukuse Oo Hadhimo Sharafeed ku Maamuusay Salaadiin, Cuqaal Wasiiro, Agaasimayaal, Xildhibaano, Aqoonyahano. iyo qaar ka mida hayadaha samafalka kulankaasi oo ku saabsaan is xogogaal waraysi xaalada guud ee dalka halkaasi oo aad loogu falanqeeyay sidii nabada dalka meelaha shaqaaqadu ka jirto loogu soo dabaali lahaa nabad galyo kulankaas oo saxaafadu dibad joog ka ahaayeen ayaa sida la sheegay ku dhamaaday is afgarad lana isla qaatay go’aamo dadka iyo dalkaba wax u taray sida la sheegayna waxylihii ay aadka ugu dheeraadeen wararka saxaafadu helayso waxaa ka mid ahaa sidii doorashada fooda inagu soo haysa looga qayb qaadan lahaa iyo sidii loo horumarin lahaa deegaanka.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM