GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo Xildhibaan Kuriga Golaha Guurtida Ku Fadhiya Dhaxaltooyo Oo Ka horyimid Gooni Isutaaga Somaliland

Xildhinaan ka mida golaha guurtida Somaliland kursigana ka dhaxlay aabihii alle ha u naxariistee ogayna qadiyadii loo soo maray gooni isu taaga somaliland ayaa gabi ahaanba muujiyay inuu u shaqeeyo dawlado kale oo ku lidiya inay Somaliland caalamka ka hesho citiraaf buuxa kadib markuu si dheeldheela uga hadlay iyadoo shaqadii loo idmaday uu dayacay.

Daawo

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM