GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirkii Hore Ee Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdilahi Cukuse Oo Ka Hadlay Cafiskii Uu Madaxweynaha JSL U Fidiyay Jabhadii Col Caare

Hargeisa(Gaaroodi-News) Cabdilahi Max’ed Daahir cukuse wasiirkii hore ee xanaanada xoolaha xukuumada madaxweyne axmed siilaanyo oo ka hadlay cafiska uu madaxweynaha Jsl muuse biixi cabdi u fidiyay jabhada col caare sidoo kalena ka hadlay xalada siyaasadee jabuuti iyo somaliland

 

 

 

 

 

 

 

halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM