GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Xaruntoodii Guud Ayla Wareegeen Ciidamo Police Ahi

Hargeisa(Gaaroodinews)  Af-hayeenka Xisbiga Wadani Barkhad Jamac Batun ayaa Hadda Warbaahinta u sheegay in Guud Ahaanba Xaruntoodii Guud la dhigay Boqolaal Ciidan ah

Mar kale wuxuu af-hayeenku Carabka ku adkeeyay inaanay ka laabanayn in taageerayaashoodu imaadaan Xaruntooda Guud .

Xarunta Guud Ee Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani Ayaa Kutaala Xaafada New Hargeisa Agagaarka Taliska Ciidamada Nabadgalyada Wadooyinka

Daawo Muuqaalka Warkaas:-

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hargeisa/office

Gaaroodinews.com

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM