GAAROODI NEWS NETWORK

Akhriso Fanaanka Ugu Saamaynta Badan Somaliland Hablaha Fanka Ku Jiraana Jecelyihiin Inay La Heesaan

Akhriso Fanaanka Ugu Saamaynta Badan Somaliland Hablaha Fanka Ku Jiraana Jecelyihiin Inay La Heesaan

Fanaanka ugu saamaynta badan cariga Somaliland dhamaana hablaha fanka ku jiraa jecel yihiin inay la qaadaan heesaha talantaaliga ah lehna hab masriciyeedkii fanaaniin badan xaga raga ayaa waxaa uu wakhtigan la joogo noqday fanaan laga wada jecelyahay dhamaan gayiga dadka afaoomaaliga ku hadla.

Cabdirahman Oday oo wakhtigan hibadiisii codka ku darsaday abwaanimo isagu sameeya heesaha ayaa ilaa maanta warbaahintu mar ay bulshada ku dhaqan guud ahaan Somaliland ayaa waxay aad u soo dhaweeyeen in Cabdiraxmaan yahay mid ka mida fanaaniinta fara ku tiriska ah ee ka soo ifaya geeska waxaa kaloo ay bulshadu intaa ku dartay inuu yahay shakhsi adaab iyo ixtiraamba leh lahayna wax kibira.

Gaaroodinews

 

Haa

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM