GAAROODI NEWS NETWORK

Shirwaynihii Shanaad Ee Ururka Ay Kubahaysan Yihiin Dhalinyarada Degmada Salaxley Ee Saydo ayaa Lagu Qabtay Magaalada Salaxley + Muuqaal

Salaxley(Gaaroodinews) Shirwaynihii Shanaad Ee Ururka Ay Kubahaysan Yihiin Dhalinyarada Degmada Salaxley Ee Saydo ayaa Lagu Qabtay Magaalada Salaxley

Shirwaynahan Oo aykasoo qaybgaleen Xubnaha Ururka Dhalinyarada Salaxley Madaxda Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Iyo Xubno KatirSan Golaha Wasiirada Xukuumada Somaliland

Waxaa Shirwaynahan Lagu Doortay Inuu Gudoomiyaha Cusub Ee Saydo Noqdo Ahmed Buraale  Iimaan Halka Kuxigeena Loo Doortay Cabdi Khadar Ahmed

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM