GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Ayaa Tababar Ufuray Shaqaalaha Qaybta Farsamada Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md Saleebaan Yousuf Cali koore Ayaa Tababar Ufuray Shaqaalaha Qaybta Farsamada Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas:-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM