GAAROODI NEWS NETWORK

Jen. Xaftar Oo Horjoogsaday Dhoofinta Saliidda Dalka Libya

Tripoli(Gaaroodinews) Ciidamo uu hogaamiyo General Khaliifa Xaftar oo ah nin mucaarad ku ah dawladda uu caalamku aqoonsan yahay ee dalka Libya ayaa horjoogsaday dhoofinta shiidaalka ee dalkaas, xilli lagu wado in maanta uu shir dib u heshiisiin ahi dalka Jarmalka uga furmo kooxaha ku dirirsan Libya.

General Xaftar oo qeyb ah shirkaas ayaa joojiyey shiidaalka laga dhoofiyo dekedaha uu gacanta ku hayo.

Jeneraalka ayaa qeyb ah shirkaasi maanta lagu wado inuu furmo.

 

 

 

 

 

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodinews.com

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM