GAAROODI NEWS NETWORK

” Farmaajo Waa magafe Hadii Uu Hargeisa Yimaado Xabsiga Madheera Ayaanu Dhigaynaa ” Xildhibaan Indho-Indho 

Hargeisa(Gaaroodinews)Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho Oo Kamid Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Kuhanjabay Hadii Uu Farmaajo Uu Yimaado Hargeisa In Qaranka Somaliland Uu Xabsiga Dhigi Doono  ” Farmaajo Waa magafe Hadii Uu Hargeisa Yimaado Xabsiga Madheera Ayaanu Dhigaynaa ” Xildhibaan Indho-Indho

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM