GAAROODI NEWS NETWORK

” DOORO U DANEEYAHA DAD-WEYNAHA ” Qalinkii Mustafe Cumar

Hargeisa(Gaaroodinews) Golaha Deganka Casimada Hargiesa.
Dawladaha Hoose Waa Nidaamka Qeyb ka Mid ah Dawlad Meeli Leedahay Gar ahaan Deganaada Magalooyinka iyo Casimadaha Dawlada Hoose ee Degmo, Magaalo ama Casimad wana Maamuulka Hoose ee Laga soo Doorto Degaankaas Sida Cadiga ah Waa Tiro Xildhiibaano oo laga soo Doorto Cod kuna yimada Dooraashada Dad-weynaha iyga oo Codka Dadweynaha ay ka soo doortan degaanay ku Matala.

Haddaba Dooraashada ka mid noqonshaha Xildhibanimada golaha degaanka ama Dawladaha Hoose waa mid ku xidhan Doonista Dad-weynaha Degaanku Mideeyaay Wana Mid ku Xidhan Xulaashada Qofka ku Haboon oo Hanan Kara Xilka u Ku Matalayo Degaanka soo Doortay, sidan ka warqabno 25 xildhiban ee laga soo Doortay deganaada kala duwaan ee Casimada Hargeysa wax dhamaday mudo Xilodkoodii lagu so doortay inaga oo ogsoon kana dhareegsan wax-qabadkoodii Mudo Xileedkii ay Xilka Casimada Hayen oo aan u bahanayn in la sharaaxo waxtarki aay ka sameeyen casimada Hargeysa iyo wax ay iyagu Iskood u Qabsadeen!!! Taas oo aay samayn ku Leyihiin Bulshada Casimada Hargeysa ee so Doortay.

Mar kale Waxa Dhaw Doraashada Dawlada Hoose taas oo u bahan in Degaanada Dooranaya Xubinta Golaha Degaanka in ay ka Fejignadan Xulista Qofka Ku Matalaya Maamuulka Dawladaha Hoose ee Xildhibannimada iyada oo aay Tusaale inogu Filintay Golaha Degaanka ee Hada jooga, Degmooyinka Casimada Hargeysa.

Muwaadin ama Codeeye Haddaba Dooro Muwaadin Bulshada la Dareena adiga oo aan Adeegsanayn Qof Jeclaysi ee Adeegsanyaa Qof Daljeclaysiya Lexejeclona ka leh Dalka iyo Dadka Doortay waxna kugu Qabta Shillimadka Cashuurta aad Bixiso si aad u Hesho Bahiyaha Aas Aasiga ah ee aad Ka Aradantay Hadda. Siciid Cabdi-samad Axmed Ismaciil (Siciid Cudhay) Waa Muwaadin Reer Somaliland ah oo Hargeysa ku Dhashay, Wax ku Bartay,la so Shaqeeyaay Dalalka Aduunka Horumaray, Labta Ka Oogsoon Darxumada, Bahiida,iyo Dayaaca ka Muuqda Casimada Hargeysa kuna Rajo Weynay in u ka mid Yahay Dhalinyarada aay Leeday Hargeysa ee Wax ka Bedeli Kara Dhibta Haysta Hargeysa wax badan oo Dhaxal Gal u Noqon Doona Hargeysa ku so Kordhin Doona Dibna ugu kugu Celin Doona Cashuurta aad Bixiso Muwaadin.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM