GAAROODI NEWS NETWORK

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Ayaa Tafaasiil Kabixiyay Goaamadii Ay Gudidu Kasoo Saartay Maalmaha Ciida Iyo Isku Socodka Bulshada + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Ahna Gudoomiyaha Gudida Kahortaga Cudurka Corona Viruse Ayaa Tafaasiil Kabixiyay Goaamadii Ay Gudidu Kasoo Saartay Maalmaha Ciida Iyo Isku Socodka Bulshada

Madaxweyne Kuxigeenku Waxa Uu Meesha Kasaaray Hadalo Laysla Dhexmaraayay Oo Sheegaya Inaan Gaadiidu Soconayn Magaaloyinka Dhexdooda Balse Lajoojiyay Uun Isku Socodka Magaaloyinka

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM