GAAROODI NEWS NETWORK

513 Qoys Oo Kamid Ah Barakacayaasha Degmada Salaxley Oo Deeq Raashin Ah Lagaadhsiiyay + Muuqaal

Salaxley (Gaaroodinews) Shan Boqol Iyo Saddex Iyo Toban Qoys Oo Kamid Ah Barakacayaasha Degmada Sallaxley Ayaa Maanta Lagaadhsiiyay Deeq Katimi Ururada Samafalka Gaaroodi Iyo.Haldoor Iyo Haayada Barakacayasha Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas : –

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM