GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Shirkada Dahabshiil Oo Beenisay War Ay Baahisay Xawaalada Warld Remit 

Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkada Xawilaadaha Lacagta Ee Dahabshiil Ayaa Beenisay War Ay Baahisay Xawaalada Warld Remit Kaasoo Kusalaysnaa In Ay Heshiis Wada Galeen Shirkada Dahabshiil

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM