GAAROODI NEWS NETWORK

Waxaa Maanta Aas Qaran Loo Sameeyay Marxuum Maxamed Maxamuud Busi Oo Kugeeriyooday Magaalada Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Allaah Ha Unaxariistee Waxaa Aas Qaran Magaalada Hargeisa Loogu Sameeyay Marxuum Maxamed Maxamuud Cige Busi Oo Ahaa Fanaan Wayn Oo Reer Somaliland Ah Isla Markaana Ahaa Agaasime Kuxigeenkii Waaxda Dhaqanka Wasaarada Warfaafinta Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM