GAAROODI NEWS NETWORK

Haween Waynaha Xisbiga Ucid Oo Kulan Xasaasiya Kuyeeshay Magaalada Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Haweenwaynaha Xisbiga Ucid Oo Kulan Xasaasiya Oo Ayku Yeesheen Xarunta Guud Ee Xisbigaasi Waxay Kaga Hadleen Oo Ayku Baaqeen  In Doorashooyinka Somaliland Laqabto Isla Markaana La Meelmariyo Kootada Haweenka

Haween Weynaha Heer Qaran ee Xisbiga Ucid Ayaa Sidoo kale  Ka Hadlay Eedaymihii Baarlmaanka Ee Guddoomiye

Garabka Haweenka Heer Qaran ee Xisbiga Mucaaridka UCID’ ayaa si adag uga hadlay dhawaaqii Guddida Baarlamaanka S/land ka tirsanaa ka soo yeedhay ee ay Ku dureen Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe oo ay ka difaaceen eedeyntaasi mid lagu la dulkufay oo aan loo meel dayn dhaliishaasi.

Haweenka Xisbiga Mucaaridka ee Xisbiga Ucid’ ayaa shirka Jaraa’id oo uu maanta Hargeysa Ku qabteen waxay ugu horayn dhaliilo xoogan u jeediyeen Shirgudoonka iyo Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland oo dhawaan eedaymo xoogan u jeediyey Hogaamiye Faysal Cali Waraabe’ waxaanay sido kale Haweenka heer qaran ee Xisbiga UCID Madaxweynaha Somaliland u direen Fariin Ku aadan sidii haweenka reer Somaliland ay u helilahaayeen Qoondada Saamiga Siyaasadda iyo golayaasha qaranka ee Somaliland oo ay Ku doodeen Inay Ku dulman yihiin Haweenku saamiga Siyaasadda ee Somaliland.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM