GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Gudoomiyaha Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani Oo La Magacaabay

Hargeisa(Gaaroodinews) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee  WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro Waxa Uu Goor dhaweyd magacaabay Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdirashiid Cabdi Jaamac.

Mudane’ C/rashiid Ayaa Ka Mid ah Xubnaha Aqoonyahanka dhallinyaradda Gobolka Awdal

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodi.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM