GAAROODI NEWS NETWORK

” Madaxweyne Wasaarada Beeraha Qorshe Kale Usamee ” Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Waddani + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Ganacsatada Kaganacsada Khudaarta Magaalada Hargeisa Ayaa Cabasho Kamuujiyay Khudradii Dalka Soo galaysay Oo Yaraatay Iyo Qiimihii Khudaarta Oo Sare Ukacday

Dhanka kale Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Waddani Xogh Maxamed Faarax  Ayaa Dhaliilo Xoogan Usoo Jeediyay Wasaarada Beeraha Somaliland

” Madaxweyne Wasaarada Beeraha Qorshe Kale Usamee ” Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Waddani

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM