GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Xoghayaha Xanaanada Xoolaha Xisbiga Waddani Oo Looga Yeedhay C.I.D da 

Hargeisa(Gaaroodinews) Deg+Deg:- Xoghayaha Xanaanada Xoolaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Ahmed Shugri Oo Warbaahinta lahadlay Ayaa Sheegay In looga Yeedhay Xarunta CIDda

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM