GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Awdal Oo Maanta Soo Dhawayn Balaadhan Loogu Sameeyay Duleedka Degmada Dilla + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Awdal Ee Uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland Usoo Magacaabay Gobolkaas Ayaa Maanta Soo Dhawayn Balaadhan Loogu Sameeyay Duleedka Degmada Dilla

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM