Hargeisa(Gaaroodinews)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro Ayaa Magacaabay Xoghayaha Qorsheynta iyo Iskaashiga ee xisbiga WADDANI Md Bashiir Cabdi Xariir
Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan: GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM