GAAROODI NEWS NETWORK

Cusbitaalka Hargeisa Neurology Ee Magaalada Hargeisa Oo Dalka Kusoo Dhaweeyay Dhakhaatiir Fulinaysa Qaliino Dalka Dibadiisa Loo Tagi Jiray + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Cusbitaalka Hargeisa Neurology Ee Magaalada Hargeisa Oo Dalka Kusoo Dhaweeyay Dhakhaatiir Fulinaysa Qaliino Khaas Ah Oo Ay Adkayd Inlaga Fuliyo Gudaha Dalka Isla markaana Bukaanadu Ay Utagi Jireen Dalalka Dibada

Dhakhaatiirtan Fulin Doonta Qaliinada Khaaska Ah Ayaa Waxaa Soo Dhaweeyay Agaasimaha Guud Ee Cusbitaalka Hargeisa Neurology Iyo Maamulka Cusbitaalkaasi

Agaasimaha Cusbitaalka Hargeisa Neurology Md Cabdicasiis Maxamed Cabdilaahi Oo Warbaahinta Lahadlay Ayaa Ugu Horayn Ka Warbixiyay Dhakhaatiirtan Ay Dalka Kusoo Dhaweeyeen Iyo Adeegyada Qaliin Ee Ay Fulin Doonaan

Agaasime Cabdicasiis Sidoo Kale Waxa Uu Bulshada Reer Somaliland Ugu Bushaareeyay In Wixii Imika Danbaysa Uu Cusbitaalkoodu Fulin Doono Qaliinadii Loo Tagi Jiray Dalka Dibadiisa

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM