Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyeyaasha Labada Xisbul Mucaarad Ee Waddani Iyo Ucid Ayaa Maanta Waxay Kulan Layeesheen Danjiraha Midowga Yurub Uqaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Somalia Mudane Nicholas Berlanga,
Kulankan Ay Gudoomiyayaasha Labada Xisbul Mucaarad Danjiraha Layeesheen Ayaa Waxay Kaga Wada Hadleen Arimaha Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Somaliland Gaar Ahaana Miisaaniyadda Doorashooyinka Iyo Diiwaangelinta,
Sidoo Kale Kulankaasi Waxa Ay Kaga Wada Hadleen Sidii Beesha Caalamku U Kordhin Lahayd Kaalmada horumarineed Ee la Siiyo Somaliland
Hargeisa/Office
Gaaroodi.net