Waxaana garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe laga dejiyay meydka Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax, saalaadda janaasada ayaa saaka looga soo tukaday magaalada Muqdisho.
Haatan, waxaa lagu aasayaa Garoowe iyadoo aaskiisa ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.