GAAROODI NEWS NETWORK

Hambalyo Meher oo Bahda Gaaroodinews u Dirayaan Wasiir Ku-Xigeenka Wasaarada Maaliyada JS

Masha allah tabarakallah dhamaan bahda hawl wadeenada madaxda iyo shaqaalaha bahda Gaaroodinews ay halkan kan tahniyad aan la soo koobi karin  Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Maaliyada JS Muse Salaf iyo marwadiisa cusub Masha Allah waxaananu ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulkeenii suubanaa ee nabi Maxamed (CSW) ee ahayd بارك الله فيك وبارك عليك وجمع بينكما في خي

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM