GAAROODI NEWS NETWORK

Shirkada Isgaadhsiinta Ee Somtel Oo Gaadhi Hyundai Ah Gudoonsiisay Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ku Guulaystay + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Somtel Oo Gaadhi Hyundai Ah Gudoonsiisay Wiil Dhalinyaro Ah Oo Kuguulaystay Abaalmarintii Shirkadu Ugu Talo Gashay Macaamiisheeda

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM