Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Haayada Barakacayaasha Qaranka Somaliland Md Cabdikareem Maxamed Xinif Ayaa Kahadlay Qoys Qaxoonti Suuriyaan Ah Oo Dalka Kusugan Kuwaasoo Gudaha Magaalada Hargeisa Dadka Muxsiniinta Ah Wadooyinka Waxku Waydiista
Gudoomiye Xinif Waxa Uu Sheegay in Dawlada Somaliland Ay Magangalyo Ufidinayso Qaxoontiga Kasoo Jeeda Dalka Suuriya
Daawo Muuqaalka Warkaas :-