telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo:- C/Laahi Dirawal Oo Khiyaamo Ku Tilmaamay Heshiiska Xisbiyada Ee Qabsoomidda Doorashooyinka Wakiillada & Deegaannada

Hargeisa(Gaaroodi-News) Siyaasi Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal) oo ka hadlay heshiiskii Saddexda Xisbi qaran ka gaadheen qabsoomidda doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada.

Mudane Cabdillaahi-dirawal wuxuu sheegay in heshiiskaasi aanu sax ahayn, balse uu yahay mid khiyaamo ah, maaddaama buu yidhi ay ahayd in la kala reebo doorashooyinka Wakiillada iyo deegaannada.

 

 

 

 

 

halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom