GAAROODI NEWS NETWORK

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ayaa  Maanta Magacaabay Xog-hayaha Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Xisbiga WADDANI

Hargeisa(Gaaroodinews)  Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ayaa  Maanta Magacaabay Xog-hayaha Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Xisbiga WADDANI

Guddoomiye C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro Waxa Maanta Oo Ay  tahay Sabti 25 July 2020ka Wuxuu U Magacaabay Maxamed Sidiiq C/laahi (Dhamme) Xog-hayaha Arrimaha Bulshada Xisbiga WADDANI

 

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodinews

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM