GAAROODI NEWS NETWORK

Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Ee Dalka Norway

Hargeisa(Gaaroodinews)  Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan oo magacaabay Guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee dalka Norway Eng Axmed Maxamuud Faarax

 

Hargeisa/Office

Www.gaaroodi.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM