GAAROODI NEWS NETWORK

Ex.wasiir Xagla Toosiye Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Walaalo Ah Oo Colaadi Kudhex Martay Deegaanka Adhi Cadeeya + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Walaalo Ah Oo Colaadi Kudhex Martay Deegaanka Adhi Cadeeya Ee Gobolka Sool

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM