GAAROODI NEWS NETWORK

“Waan Tagayaa Gobolka Awdal Waana La Dhamaynayaa Tabashada Saami Qaybsiga ” Ahmed Muumin Seed + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Beeraha Somaliland Ahmed Muumin Seed Ayaa Kahadlay Tabashada Dhanka Saamiqaybsiga Ee Kasoo Yeedhay Qaar kamida Bulshada Gobolka Awdal Waxaanuu Sheegay In Tabashada Saami qaybsigu Aanayku Koobnayn Uun Gobolka Awdal Balse Ayla Qabaan Bulshooyinka Kale Ee Gobolada Somaliland

“Waan Tagayaa Gobolka Awdal Waana La Dhamaynayaa Tabashada Saami Qaybsiga “Ahmed Muumin Seed

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM