GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Oo Hortagay Mudanayaasha Golaha Guurtida + Maxayka Wada Hadleen

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Md  Ahmed Muumin Seed Ayaa Hortagay  Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland

Wasiir Muumin Seed Waxa Uu  Warbixin Dheeraad Ah Kasiiyay Xildhibaanada Golaha Guurtida Sida Ay Wasaaradiisu Heeganka Ugu Jirto Sidii Ay Udabar Jari Lahayd Ayax Kuhabsaday Qaarkamida Deegaanada Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM