Hargeisa(Gaaroodinews)Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Xusaayo Sanad Guuradii Tobnaad Ee Kasoo Wareegtay Intii Ay Talada Haysay Xukuumada Xisbiga Kulmiye Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa
Dhanka kale Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismail Saylici Ayaa Ahaa Tobankii Sano Ee Xukuumada Kulmiye Ay Xukunka Haysay Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland
Daawo Muuqaalka Warkaas :-