GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Ayaa Bulshada Uga Digay Isticmaalka Adeega Forex + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Jamhuuriyada Somaliland Md Cali Ibraahim Baqdaadi Ayaa Markii Ugu Horaysay Kahadlay Cabasho Kasoo Yeedhay Qaarkamida Bulshada Kudhaqan Dalalka Aynu Jaarka Nahay Gaar Ahaan Somalia

Cabashadan Oo Daaranayd In Muwaadin Layidhaahdo Looge Yuusuf Cali  Inuu Dadkaasi Lacag Kaga Dhacay Adeega Layidhaa Forex Oo La Sheegay In Uu Ku Suganyahay Gudaha Somaliland Balse Aanu Warkaasi Waxba Kajirin Isla Markaana Aanuu Adeegaasi Guud Ahaanba Kashaqayn Gudaha Somaliland

Gudoomiye Baqdaadi Waxa Uu Cadeeyay In Muwaadinkan Uu Baanka Dhexe Ee Somaliland Uu Xayiraad Saaray  Dhaqdhaqaaqyadiisa Maaliyadeed Balse  Arintaasi Aanay Waxba Kajirin Kadib Markii Ay Sameeyeen Baadhitaano Waxaanu Sheegay Baadhitaanadaasi Inay Uga Soo Baxday Qodobo Uu Bulshada Usoo Bandhigay

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Ayaa Shaaciyey In Xayiraaddii Ka Qaadeen Hantida Maxamed Cawaale Oo Loo Garan Ogayahay Looge Yuusuf oo Ahaa Mulkiilaha Shirkadd Ku Adeegta Adeega  Forex.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM