GAAROODI NEWS NETWORK

Maxkamada Gobolka Banaadir Oo Xukun Kuriday Wariye Kahawl Gala Magaalada Muqdisho + Muuqaal

Muqdisho(Gaaroodinews) Maxkamada Gobolka Banaadir Oo Xukun Kuriday Wariye Kahawl Gala Magaalada Muqdisho

Wariye Cabdicasiis Ahmed Kurbiye Oo Ah Tifaaftiraha Warbaahinta Goobjoog Ayaa Maxkamadu Waxayku Riday Lix Bilood Oo Xadhig Ah

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM