Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Md Cali Ibraahim Baqdaadi Ayaa Magaalada Hargeisa Kafuray Kulan Lagaga Hadlaayo Dhaqangelinta Xeerka Kahortaga Maydhanka Lacagta
Kulankan Waxaa Kasoo Qaybgalay Mudanayaal Katirsan Baarlamaanka Somaliland Xeer ilaaliyaha Gobolka Iyo Masuuliyiinta Sarsare Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland
Daawo Muuqaalka Warkaas :-