Hargeisa(Gaaroodinews) Maayarku Xigeenka Caasimada Hargeisa Md Cabdicasiis Maxamed Xaashi Ayaa Cadeeyay In Gole Deegaan Ahaan Ay Diyaar Uyihiin In Dalka Ay Doorasho Kadhacdo Isla Markaana Ay badalaan Iyaga Xildhibaano Doorasho Kusoo Baxay
” Diyaar Baanu Unahay In Doorasho Qabsoonto Oo Dhalinyaro Kale Nabadasho ” Cabdicasiis Maxamed Xaashi
Daawo Muuqaalka Warkaas :-