GAAROODI NEWS NETWORK

” Doorashada Waxaa Lagu Galayaa qaabkii 2005tii ” Cabdiraxmaan Saylici + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews)Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismail Saylici Oo Kaqaybgalay Munaasibad Balaadhan Oo Loo Qabtay Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Ayaa Sheegay In Doorashada Soo Socota Ee Somaliland Lagu Galaayo Qaabkii 2005tii

” Doorashada Waxaa Lagu Galayaa qaabkii 2005tii ” Cabdiraxmaan Saylici

 

Daawo  Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM